Xarun Caafimaad oo laga hirgaliyey Deegaanka Mareerta ee gobalka Hiiraan.

0
43

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Deegaanka Mareerta oo kamid ah deegaanada hoosyimada magaalada Baladweyne islamarkaana ay ku barakeceen qoysaskii daganaa tuulooyinka ku teedsan jiinka wabiga shabelle ayaa laga furay xarun caafimaad .

Xaruntan caafimaad ayaa loogu tala galay in loogu adeego dadka danta yar waxaana hergeliyay mid kamid ah Dhallinyarada wax ku baratay Baladweyne.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.