Baladweyne ( Radio Beerlula )-Cusbitaalka Al-Nasri oo loogu talagalay Daaweeynta Cudurada guud iyo Daryeelka Hooyada iyo Dhallaanka ayaa laga hirgeliyay xaafada Howl-wadaag laanta Suuq sare ee Magaalada Baladweyne.
Cusbitaalkaan ayaa waxaa hirgeliyay Dhallinyaro soo bartay Culuumta Caafimaadka islamarkaana kasoo baxay Jaamacadda Ku yaalo Dalka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


