Xarun caafimaad oo laga hirgeliyay deegaanka Burkuus ee gobolka Hiiraan

0
204

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deegaanka Burkuus Oo Hoos Yimaada Degmada Buuloburte ee Gobolka Hiiraan Ayaa Laga Hirgiliyay xarunta Hooyada Iyo Dhalaanka oo baahi weyn uqabeen dadka deegaanka iyo deegaanada kale ee udhow.

Waxa ka qeyb galay munaasabada xariga looka jarayey xarunta Hooyada Iyo Dhalaanka dadka deegaanka Burkuus iyo marti Sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi