Xarun caafimaad oo laga hirgeliyay Guriceel

0
108

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha degmada Guriceel Faarax Cabdi Macalin ayaa xariga ka jaray Xarun Caafimaad oo ka kooban qeybta gar garka dag daga qeybta qaliimada guud iyo qeybta neerbaha tasoo dhowaan laga higaliyay degmada gurceel.

Xarig jarka xaruntaan cafimaad ayaa waxaa ka qeyb galay bahda dhaqtiirta odyaasha dhaqanka aqoon yahanada iyo qeybaha kala duwan ee bulashada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here