Xarun caafimaad oo laga hirgeliyay magaalada Wiriiri oo xariga laga jaray.

0
69

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka maamulka Soomaliland ayaa Xadhiga Ka Jaray Xarun Caafimaad Oo Laga Hirgaliyay magaalada Wiriiri Oo Ka Tirsan Gobolka Saraar.

Munaasabada Xarig jarka ayaa waxa goob joog ahaa mas,uuliyiin ka socday wasaarada Caafimaadka maamulka Soomaliland ,Xildhibaano,Wasiiro, Maamulka degmada Wariiri, iyo qaybaha kale ee bulshada deegaanka.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey