Baladwayne (Radio Beerlula )-Maamulka isbitaalka Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa xarun loogu talagalay in gargaar caafimaad loogu sameeyo dadka ka barakacay fatahaada Wabiga ka furay deegaanka Ceeljaalle ee Magaalada Beledweyne.
Munaasabada lagu daahfurayey xarunta waxa ka soo qeybgalay gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdulaahi Axmed Maalin Sufurow iyo qaar kamid ah dhaqaatiirta isbitaalka Aadan Cadde ee Muqdisho.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.