Baladwayne ( Radio Beerlula )-magaalada Balligubadle ayaa laga hir gali xarun cafimaad oo loogu adeegi doono bulshada magalada Balligubadle ee xarunta gobolka hoowd
xaruntaan caafimaad ayaa waxaa hirgaliyay Dr Cabdi Casiis oo ka mid ah dadka ka soo jeedo magalada Balligubadle taas oo aan horay ugu jirin xarun caafimaad
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen