Xarun Caafimaad oo loogu tala galay hooyada iyo dhalaanka oo laga hergeliyay Baladweyne

0
36

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga hergeiyay xaruntan caafimaad oo loogu talala galay dareeylka hooyada iyo dhalaanka taasi oo ay ka shaqeeyaan dhaqaatiir wax ku baratay magaalada.

Xaruntan caafimaad ayaa ku taalla xaafadda Xaawa taako iyadoo laga hergeliyay meel baahi badan looga qabay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here