Xarun caafimaad oo loogu talo galay in lagu daweeyo hooyada iyo dhallaanka oo laga furay Hargeysa

0
159

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargaysa ee Xarunta maamulka Soomaaliland ayaa lagu qabtay munaasabada lagu daahfuray isbitaalka Tusmo oo loogu talagalay in laagu daweeyo xanuunada ku dhaca Hooyada iyo Dhallaanka.

Munaasabada waxaa kasoo qeybgalay maamulka isbitaalka , Bahda Caafimaadka, Dhaqaatiir , Waxgarad iyo qaybaha kale ee bulshada.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here