Xarun cusub oo lagu baran doono luuqadaha oo laga daah furay Gobalka daadmareer .

0
103

Baladwayne (Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Gobolka Daadmareer ayaa  Xariga ka jaray Xarunta Kobciye College oo laga hir galiyay xaafadda Odweyne ee gobolka Daadmareer .

Kobciye College ayaa lagu baran doonaa luuqadaha Ingiriiska Carabiga iyo Cilmiga Computerka  waxaana ka qeyb galay mamulka Kobciye College walidiin Gudoomiyaha Gobolka Daadmareer iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen