Xarun jiim oo haweenka loogu talo galay oo laga furay Burco

0
360

Baladweyne(Radio Beerlula)- Halkan waa xarun loogu talo galay in haweenka ay ku jimicsadan oo ku taalla magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Goobtan ayaa waxaa maalin iyo habeen iskugu yimida haween kala yimid
xaafadda magaalada Burco.

Ayaan Cabdulahi Cilmi  oo macalin ka ah xaruntan jimicsiga ayaa ka
warameysa faa’idadka laga helay.

Qaar ka mid ah haweenka yimaada jiim-kan ayaa ka waramaya faa’idada ay
ka heleen jimicsigan.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here