Xarun jimicsi oo laga daah furay magalada Hargeisa

0
83

Baladweyne( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ayaa laga hirgeliyay xarun jir dhis oo lagu magacaabo Roots GYM taasoo loogu talo galay in dhalinyarada iskaga ridan culeysa miisaankooda islamarkana jirkooda ku dhisan.

Jiimkan ayaa leh qalab kala duwan oo loogu tala galay dhismaha jirka waxaana ka shaqenaya dhallinyaro kale.

Warbixintaan waxa soojeedineysa Xaawo Aadan Xuseen.