Xarun jir dhis oo laga hirgeliyay Magaalada Burco ee gobolka Togdheer.

0
91

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa laga hirgeliyay xarun jir dhis oo lagu magacaabo Olmbik, taasoo loogu talo galay in dhalinyarada iskaga ridan culeysa miisaankooda islamarkana jirkooda ku dhisan.

Muxsin Maxamed Yuusuf maamulaha xarunta jirdhiska ee Olmbik jiim ayaa ka waramaya qeybaha ayaa ka koban tahay iyo wax yabaha lagu soo kordhi.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.