Xarun lagu akhrisan doono bugaagta oo laga dhagax dhigay deegaanka Xariirad ee Soomaliland.

0
66

Baladweyne ( Radio Beerlula )-deegaanka Xariirad ee Somaliland ayaa ka laga dhagax dhigay xarunta akhriska iyo buugaagta taasoo si isxilqaan ah ay u dhisayaan ururka horumarinta deegaanka Xariirad.

Madasha dhagax dhiga waxaa goob jog ahaa mas’uliyiin katirsan degmada Saylac gudoomiyaha deegaanka Xariirad iyo ururka horumarinta deegaanka Xariirad.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi