Xarun lagu baran doono Culuumta shareecada Islaamka oo laga daah furay deegaanka Goronyo cad ee gobolka Togdheer.

0
58

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Xarun loogu talagalay in lagu barto diinta Islaamka iyo culuumta maadiga  ayaa laga daahfuray deegaanka goronyo cad oo ku yaalo Degamada Duruqsi ee Gobalka Togdheer.

Munaasabada lagu daahfurayey xuruntaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Deegaanka,Kan Degamada Gobalka Togdheer, culimo , odoyaasha deegaanka Iyo qaybaha kale bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.