Xarun lagu baran doono Culuumta Shareecada Islaamka oo laga dhagax dhigay Muqdisho

0
111

Baladweyne (Radio Beerlula)-Degmada Deyniile Gobalka Banaadir si gaar ah Xaafadda Barwaaqo Ayaa laga dhagax Dhigay Dhismaha Xarunta Al Haadi oo Lagu Baran Doono Culuumta Shareecada ISlaamka.

Dhismahan la dhagax Dhigay ayaa ah Masjid iyo Markas lagu Baran Doona Culuumta kala duwan ee Diinta islaamka sida, Qira’aadka, Tafsiirka Quraanka Kariimka,Axadiista iyo Fiqiga.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.