Xarun lagu baran doono farsamada gacanta oo laga dhagaxdhigay Kismaayo

0
157

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee maamulka Jubbaland ayaa ka dhagax dhigay magaalada kismaayo xarun cusub taasi oo lagu baran doono farsamada gacanta.

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxa goob joog ahaa wasiirka waxbarashada hidaha tacliinta saree e maamulka jubbaland, Xildhibaano, Gudoomiyaha degmada kismaayo iyo Mas,uuliyiin kale oo ka socday maamulka Jubbaland.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.