Xarun lagu cilad bixin doono diyaaradaha oo laga furay Muqdisho

0
69

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa laga daahfuray Xarun lagu cilad bixin doono diyaaradaha.

Munaasabada ayaa waxaa goobjoog ahaa wasiirka wasaarada gaadiid iyo Duulista Hawada Soomaliya Fardowsa Cismaan Cigaal ganacsato aqoonyahano iyo madaxda madaxda shitkadaha diyaaradaha dalka.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan