Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Dhuusamareeeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa lagu qabtay Munaasabad lagu daahfurayay xarun loogu talagalay daaweeynta Xoolaha.
Munaasabada waxaa goobgoog ahaa maamulka degmada Dhuusameereeb Dhaqaatiir iyo dad xoolo dhaqato ah.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


