Xarun loo dhisay ururada haweenka degmada Kismaayo oo la daahfuray

0
80

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka Jubbaland Marwa Cadar Cabdulaahi Cismaaciil ayaa magaalada Kismaayo ka daahfurtay xarun loo dhisay ururada haweenka degmada Kismaayo taasi oo ay herheliysay Hay’adda GIZ.

Xaruntan ayaa loogu tala galay in haweenka lagu baro xirfado kala duwan sida Qurxinta dumar,Harqaanka,Cuno karinta iyo isticmaalka Computerka.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin