Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maayirka Gabiley ayaa Deegaanka Boodhalay ka dhagax dhigay dhisamaha xarunta hooyada iyo dhalaanka .
Munaasabada dhagaxdhiga waxaa ku sugnaa xildhibaano golaha deeganka maamulka Gabiley iyo dhaqaatiir.
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


