Xarun loogu tala galay hooyada iyo dhalaanka oo laga dhagax dhigay deegaanka Yalho

0
36

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xildhibaan Maxamuud Dhakuul oo kamid baarlamaanka Puntland madax kasocotay wasaarada Caafimaadka Puntland iyo maamulka degmada Boosaaso ayaa siwada jir ah udhagxdhigay xarunta hooyada iyo dhalaanka deegaanka Yalho.

munaasabada dhagaxdhiga ayaa waxaa goobjoog ahaa dhaqaatiir aqoonyahano iyo boqolaal bulshada deegaanka oo iyadu si isku tashi ah kudhisaneysa xaruntan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here