Xarun loogu tala galay hooyada iyo dhalaanka oo laga dhagax-dhigay gobolka Sanaag

0
115

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiyaha Gobolka Sanaag iyo Maamulka Degmada Gar’adag ayaa dhagax dhigay Xarunta Hooyada iyo Dhallaanka ee Magaalada Tuur Cabdule oo ay dhisayso mid ka mid Qurba jooga deegankaasi.

Munaasbadda dhagax dhiga wax kasoo qayb galay maamulka magaalada sanaag Wasiiro katirsan maamulka Soomalind qurbo jooga iyo qaybaha kale duwan ee Bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud