Xarun loogu tala galay hooyada iyo dhallaanka oo laga hergeliyay gobolka Togdheer

0
71

Baladweyne ( Radio Beerlula ) Wasaaradda horumarinta Caafimaadka Somaliland oo kaashaneysa Hay’adda Save the Children ayaa xariga ka jartay dhisme cusub oo lagu soo kordhiyay xarunta Hooyada iyo dhallaanka deegaanka Guryo samo ee gobolka Togdheer

Madasha xarig Jarka waxa kasoo qeyb kalay Isuduwaha wasaarada Caafimaadka ee gobolka Togdheer Dr Maxamed Cabdi Axmed iyo Maxamed Maxamuud Ibraahim madaxa Hay’adda save the Children ee gobolada bari Somaliland iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi