Xarun loogu tala galay tababarada beeraleyda oo lagu wareejiyay wasaaradda beeraha Puntland.

0
58

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlad goboleedka Puntland ayaa xarunta tababarada beeraha ee Garoowe kala wareegtay Hay,adaha Fawasom iyo Diakonia ka dib munaasabad kooban oo xaruntaas lagu qabtay.

Xaruntan ayaa loogu tala galay in lagu tababaro ardayda barata cilmiga beeraha kuwaasi oo dhameeyay ama dhikta Jaamacadaha ku yaalla Dowlad goboleedka Puntland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim