Xarun loogu tala galay tababarka beeraleeyda oo laga hirgaliyey magaalada Baydhabo

0
130

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Bay’adda iyo Isbedelka Cimilada maamulka Koonfur Galbeed Diini Abdinuur ayaa Xariga ka jaray xarunta tababarka Wasaaradda Bay’ada, oo laga hirgaliyey magaalada Baydhabo taas oo lagu barayo beeraleyda la qabsiga isbeddelka cimilada.

Munaasabada xarig jarka waxa kasoo qeyb galay Wasiiro ka Tirsan maamulka Koonfur Galbeed iyo La Taliyaha Madaxweynaha koofur galbeed iyo marti sharaf kale

Warbixintan waxaa noo haya Maxamad Yuusuf Cabdullahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here