Baledweyne ( Radio Beerlula )- Wasiirka Wasaarada Deegaanka maamulka Koonfur Galbeed Mudane Diini Xaaji Cabdinuur ayaa Xariga kajaray Xaruunta xalinta Caqabadaha iyo isbadalka Cimilada oo laga hirgaliyey degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Xarig jarka xaruntan ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka degmada masuuliyiinta maamulka Koonfur Galbeed bulashada degmada afgooye aqoon yahano iyo marti sharaf kale
waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen


