Xarun loogu talagalay dareeylka Agoonta oo laga hergeliyay Godinlabe

0
57

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xaruntan loogu talagalay in lagu Daryeelo isla markaana wax lagu bari doono caruurta Agoonta ah ayaa laga hirgaliyay deeganka Godinlabe ee gobolka Galgaduud .

Xarig jarka xaruntaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay aqoon yahaano culumo udiin iyo marti sharaf kale .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen .