Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dr . Deeqow Heefoow Ibraahim iyo Dr. Bishaar Cabdi Aadan waa labo dhallinyaro ah oo baratay Culuumta Caafimaadka ayaa xaafada Howl wadaag laanta Heegan ka hirgeliyay xarunta Al-Aamin oo loogu talagalay in lagu daryeelo islamarkaana lagu wacyigelinayo Hooyada iyo Dhallaanka.
Xaruntaan ayaa waxaa baahi badan u qabay bulshada ku nool xaafada maadamaa markii aysan lahayn xaruun caafimaad oo laga helo gargaarka dag daga ah.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


