Xarun loogu talo galay ka hortaga xaalufinta dhirta oo laga hirgeliyay duleedka Kismaayo.

0
199

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Degaanka iyo Isbadalka Cimilada Dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa Degaanka Korom-uusle oo kamid ah deegaanada hoos yimaado magaalada Kismaayo ka hirgalisay Xaruun loogu talagalay in lagu yareeyo Xaalufinta dhirta.

Daah-furay xaruuntaan waxaa ka qayb galay masuuliyiin katirsan wasaaradda Degaanka iyo isbedelka cimilada Dowlad gobaleedka Jubbland wasiiro iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here