Xarun waxbarasho oo laga daah furay Magaalada Burco

0
109

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Burco ee gobolka togdheer ayaa laga daah furay  machadka Al Isxaan oo lagu baran dono luuqada carabiga.

Machadkan oo ay hirgaliyeen dhalinyaro aqoon yahano ah ayaa waxaa ka soo qeyb galay madax iyo masulinta mamulka Somalilnd.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.