Xarun waxbarasho oo laga dhagax dhigay gobolka Salal

0
121

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Salal Iyo Masuuliyiin ka socoto mamulka Somalind Ayaa dhagax dhigay iskuul laga hirgalin doono degaanka qarare Gobolka Salal ee Somaliland.

Dugsigan oo ay baahi weyn u qabeen bulshada degaanka qarare ee ayaa waxa dhismahiisa iska kashan dono bulshada deeganka iyo hay-adda iftiin

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.