Xarun waxbarasho oo laga furay deegan hoosyimaado magaalada Gaalkacyo

0
99

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Machadka Basaa’ir, oo loogu talagalay in si bilaash ah loogu barto Culuumta Shareecada Islaamka iyo Luuqadda Carabiga, ayaa si rasmi ah looga daahfuray deegaanka Xaar Xaar ee hoos yimaada Magaalada Gaalkacyo, xarunta Gobolka Mudug.

Munaasabadda daahfurka Machadka ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Degmada, Maamulka Machadka, Culimaa’udiin, Haween, Dhallinyaro, iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay xafladda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here