Xarun waxbarasho oo laga hergeliyay magaalada Bargaal ee Puntland

0
48

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baargaal ee maamulka Puntland ayaa laga hergeliya xarun loogu tala galay in wax lagu baro caruurta agoonta ah ee ku nool Magaaladaaasi.

Xaruntan ayaa waxaa hergeliyay qurbajoog ku nool dalka dabasiisa kuwaasi oo isku xilqaamay ineey garab istagaan caruurta agoonta ah si ay u helaan goob ay wax ku bartaan.

Warbixintaan waxa soojeedinay C/qaadir Cumar Ibraahim.