Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeysa ee Maamulka Soomaliland ayaa laga daah-furay Markiska Khayrdoon oo ah markis lagu baran doono xifdinta quraanka kariimka iyo tafsiirkiis.
Daahfurka markiska khayrdoon ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka dowlada hoose ee magaalada Hargeysa, Culimada Magaalada , Dhallinyaro iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.