Xarun waxbarasho oo laga Hirgeliyay magaalada Garoowe oo xariga laga jaray

0
94

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Guud ee Wasarada Waxbarashada Puntland ayaa Manta Xariga Kajaray ISkuul Logu tala Galay Carurta Bahiyaha Garka ah Qabo Kaas Oo Laga Hirgiliyay Magalada garoowe Ee Casimada Puntland Waxana Hirgiliyay Iskuulkan Hay’adda Save children

Xarig Jarkan Ayaa waxa Kaqeyb Galay Agaasimaha Guud Ee Wasarada Waxbarashada Puntland Masuuliyin katirsan Wasarada waxbarashada Puntland iyo Xubno Kasocday Hay’adda save children

waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here