Xarunta agoonta Al-hudda ee Booosaaso oo la gaarsiiyay deeq lacageed

0
98

Baladwayne (Radio Beerlula )-Maxamad cabdiraxmaan faroole oo ka tirsan mas’uuliyiinta mamulka Puntland ayaa deeq lacageed oo dhan 2.000 oo dolar garsiiyey xarunta xananada agoonta Al-huda ee magalada Boosaso

Xarunta Al-huda ayaa wax laku baraa caruur u badan agoon iyo kuwa baahiyaha gaarka ah qabo

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.