Xarunta agoonta maamo ugaaso ee Muqdisho oo la gaarsiiyay deeq lacageed

0
106

Baladweyne(Radio Beerlula)-Hay’adda samafalka Hormuud Salaam Foundation ayaa maanta deeq lacageed gaarsiisay xarunta Maamo Ugaaso ee lagu daryeelo carruurta darbijiifka ah ee magaalada Muqdisho.

Lacagtaan oo gareyso toban kun oo doolar ayaa loga talagalay in lagu ciid siiyo sidoo kalana lagu afuriyo Caruurta darbijiifka ah ee ku jiro xarunta maamo ugaaso Foundation.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq