Baledweyne ( Radio Beerlula )-Xerada xagardheer ee qaxootika dhadhaab ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daah-furayay qeeybo cusub oo lagu soo kordhiyay xarunta agoonta xagardheer ee Ixsaan.
Munaasabadda lagu daah-furayay qeeybaha cusub ee lagu soo kordhiyay xarunta ayaa waxaa ka qeyb-galay maamulka xarunta agoonta ixsaan,Qaar kamid ah culumada xerada xagardheer iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.


