Xarunta Beytul shifa ee magaalada Baladweyne oo si lacag la’aan ah loogu daweeyay dad la xanuusana sixirka jinka iyo isha.

0
388

Baladweyne(Radio Beerlula)- Sheekh Cabdulaahi Faroolle o kamid ah Culimaa Magaalada Baladweyne islamarkana ka howlgala xarunta beytul shifa  ayaa Boqolaal ruux oo isugu jira rag iyo dumar oo la xanuunsan Sixirka Jinka iyo isha  si lacag la’aan ah ugu daweeyay qur’aanka kariimka.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here