Baladweyne (Radio Beerlula)-Isuduwaha wasaaradda Cafimadka ee gobolka Tog-dheer Maxamed Cabdi Axmed ayaa xadhiga ka Jaray Xarunta Caafimaadka deegaanka Candho-Dhexe ee gobolka Tog-dheer oo lagu sameeyay qalaben iyo dib udhis cusub.
Waxa ka qeyb galay madasha lagu daahfurayey xarunta caafimaad mas’uuliyiin katirsan gobolka Tog-dheer iyo qaar kamid ah bulshada deegaanka.
Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi