Xarunta caafimaadka Degaanka Garanuugle ee dowlad deegaanka oo xariga laga jaray.

0
201

Baledweyne ( Radio Beerlula  )-Gudoomiyaha Degmada Gaashamo ee Dowlad Degaanka Soomalida Itoobiya Mustafa xirsi ayaa xariga ka jaray xarunta caafimaadka degaanka Garanuugle ee Gobalka jarar.

Munaasabadda xarig jarka xarunta cafimaad ayaa waxaa Goob joog ahaa masuuliyiin maamulka Gobalka jarar,kan Degmada Gaashamo iyo xubno ka socday xafiiska cafimaadka Gobalka jarar.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here