Xarunta caafimaadka xanaanada xoolaha oo laga dhagax dhigay degmada Cadaado

0
84

Baladwayne  ( Radio Beerlula )-Wasiirka xannaanada xoolaha Galmudug Cabdulahi Cabdiraxman ayaa dhagax dhigay xarunta Caafimaadka xoolaha ee suuqa Magaalada Cadaado.

Munaasabadda dhagax dhiga suuqan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa xubno kamid ah maamulka degmada Cadaado,ganacsato iyo masuuliyiin kale.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin