Xarunta Cafimaad oo laga dhagax dhigay magaalada Baraawe

0
157

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasiirka wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya saciid Axmed Cali ayaa dhagax dhigay xarunta wasaaradda Cafimaadka maamulka Koonfur ee Gobalka Shabeellaha Hoose.

Munaasabadda dhagax dhiga ayaa waxaa goob joog ahaa masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobalka Shabeellaha Hoose,Gudoomiyaha Degmada Baraawe iyo xubno ka socday wasaaradda Cafimaadka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here