Xarunta cudurada aan faafin ee Soomaliland oo laga dhagax dhigay magaalada Hargeysa.

0
183

Baladwayne  ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Xasan Maxamed Cali ayaa dhagax dhigay Xarunta daawaynta xanuunnadda aan faafin oo laga hirgalin doono ispitaalka guud ee Hargeysa.

Munaasabadda dhagax dhiga Xarunta daawaynta xanuunnadda aan faafin ayaa waxaa goobjoog ka ahaa agaasimaha Cusbitaalka guud ee Hargaysa iyo masuuliin katirsan Haayadda Pharo.

Warkan waxaa ino haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi