Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Aw-qaafta iyo Arrimaha Islaamka.
Munaasabada waxaa kusugnaa wasiiro Xildhibaano iyo qeeybaha kala duwan ee Bulshada.
Wasiirka Wasaarada Owqaafta iyo arimaha islaamka Sheekh Muqtaar Rooboow Cali ayaa kawaramaya heerarka ay soo martay dhismaha xarunta.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan


