Xarunta daaweynta xoolaha Goldogob oo la daah furay.

0
145

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaarada xaanaanada Xoolaha Puntland ayaa xariga ka jaray xarunta xanaanada xoolaha degmada Goldogob ee gobolka Mudug.

Xarig ka jarka xaruntan ayaa waxaa goob joog ka ahaa maamulka degmada Goldogob , dhalinyaro, odayaal iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aaden