Xarunta Daryeelka caruurta ee degmada Dangorayo oo xariga laga jaray.

0
56

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Horamarinta Haweenka iyo Arimaha Qoyska Dowladda Puntland Naciimo Cabdiraxman Guuleed ayaa Degmada Dangronyo ee Gobalka Nugaal ka xarig jartey Xarunta Daryeelka Caruurta Taas oo dhismaheeda iska kaashadeen Hay’adda Save The Children iyo Wasaaradda Haweenka .

Munaasabadda Furitaan ka Xarunta waxaa goob joog ahaa Gadoomiyaha Degmadda mukhtar Cabdiraxman Ahmed ,madax ka socotay hay’adda save ,iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Haweenka Cabdiqadir Yuusuf Daahir .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.