Xarunta dhismaha Sheybaarka Dowlada hoose ee xamar oo la daah furay.

0
63

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Dib-u-howlgelinta Sheybaarka Hubinta Tayada Dhismaha Dowladda Hoose ee Xamar,

Xaruntan  ayaa waxaa ka howlgali doonaan qubaro u dhashay dalka Turkiya, si loo tayeeyo dhismooyinka Magaalada Muqdisho.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen