Xarunta Dr. Xabeeb oo gargaar caafimaad u fidisay Aabbe 70 jir ah oo ku dayacna jidadka Muqdisho.

0
221

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Xarunta daaweynta iyo Daryeelka Xanuunada Dhimirka Dr. Xabeeb ee magaalada Muqdisho ayaa gargaar caafimaad u fidisay Aabbe Cali oo ah Aabbe 70 sano jir ah islamarkaan ku dayacnaa Wadooyiinka Magaalada.

Abbe Cali ayaa in mudo ah qaba Xanuunada ku dhaca dhimirka kaasi oo inta badan caan ku ahaa wadada marka al-Mukarama ee magaalada Muqdisho.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here